• SOOMAALI
  • ENGLISH
Thursday, February 21, 2019
Halbeeg News
  • Bogga Hore
  • Soomaaliya
    Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ku heshiiyay iskaashi dhanka waxbarashada ah

    Madaxweynaha Burundi: Waxaan u baahannahay in dib loo eego ka bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya

    Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadiisii Burundi ayaa soo gaaray Jabuuti

    Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

    RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

    Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

    Baarlamaanka Kenya oo dib u dhigay safar ay wasiirka arrimaha dibaddu ku imaan lahayd Muqdisho

    QM iyo dowladda Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku daahfuray sanduuqa dhisidda Nabadda

    RW Kheyre oo maanta dhagax-dhigay waddooyin isku xiraya Banaadir iyo labada Shabeelle

  • Caalamka
    • All
    • Caafimaad
    • Caalamka
    • Ciyaaraha
    • Madadaalo
    • Muuqaalo
    • Qormooyin
    • Soomaaliya
    • Tiknolojiyad
    • War Degdeg
    • Xulka

  • Ciyaaro
  • Caafimaad
  • Madadaalo
  • Muuqaallo
  • Tiknolojiyad
No Result
View All Result

Home Soomaaliya

RW Kheyre oo la kulmay guddiga dib-u-eegista dastuurka

December 8, 2018
in Soomaaliya, War Degdeg
0
RW Kheyre oo la kulmay guddiga dib-u-eegista dastuurka
2
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (HALBEEG)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka iyo wasiirka arrimaha dastuurka kadib markii uu qado sharaf u sameeyay.

Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka iyo guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka, ayaa ra’iisul wasaaare Xasan Cali Khayre uga warbixiyay halka ay marayso hawosha dib-u-eegista dastuurka.

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, wasiirka arrimaha dastuurka, ayaa sheegay in shanta cutub ee ugu horraysa dastuurka lagu sameeyay dib-u-eegis afarta cutub ee ku xigtana dib-u-eegistooda lasoo gebagebaynayo bishaan gudaheeda taas oo ka dhigan in 75% dastuurka dib-u-eegis lagu sameeyay, uuna rajaynayo in horraanta sannadka 2019 la gebagebaynayo guud ahaan dib u eegista farsamo ee dastuurka ku-meel gaarka ah ee dalka.

This slideshow requires JavaScript.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka iyo wasiirka arrimaha dastuurka, u sheegay in hawla badan oo qaranka muhiim u ah ay ku xiranyihiin qabya-tirka dastuurka,

“Dib eegista dastuurka waxaa ku xiran howlo badan oo qaranka muhiim ah sidaa darteed baahi wayn loo qabo in guddiyadu ay laba jibbaaraan dadar-gelinnta gudashada waajibaadka saaran”ayuu yiri ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.

Guddiga dib eegista dastuurka ayaa shirar looga hadlay arrimaha dastuurka ku qabtay magaalooyinka dalka iyadoo talloyin badan lagu biiriyay hanaanka dib eegista dastuurka.

Post Views: 106

Share this:

  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)

Like this:

Like Loading...

Related

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay danjiraha Ingiriiska

Next Post

Qalab casri ah oo lagu soo kordhiyay dekedda Muqdisho

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII U DANBEEYAY

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ku heshiiyay iskaashi dhanka waxbarashada ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ku heshiiyay iskaashi dhanka waxbarashada ah

February 20, 2019
Madaxweynaha Burundi: Waxaan u baahannahay in dib loo eego ka bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya

Madaxweynaha Burundi: Waxaan u baahannahay in dib loo eego ka bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya

February 20, 2019
Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadiisii Burundi ayaa soo gaaray Jabuuti

Madaxweyne Farmaajo oo soo gabagabeeyay booqashadiisii Burundi ayaa soo gaaray Jabuuti

February 20, 2019

HALBEEG TWEETS

UGU AKHRIS BADAN

  • Kenya oo lala wadaagay digniino ku aaddan weerarkii hotel Dusit ee Nairobi

    Kenya oo lala wadaagay digniino ku aaddan weerarkii hotel Dusit ee Nairobi

    1 shares
    Share 1 Tweet 0
  • Ilhan Cumar oo raali gelin ka bixisay hadal ay ku soo qortay barteeda Twitter-ka

    2 shares
    Share 2 Tweet 0
  • Madaxweyne Farmaajo oo Garoowe lagu soo dhaweeyay

    2 shares
    Share 2 Tweet 0

Halbeeg News

Halbeeg News

Halbeeg Waa Isha Warar La Hubo oo Ka Yimaada Geeska Afrika Iyo Caalamka.

Follow us

Wararkii U Danbeeyay

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ku heshiiyay iskaashi dhanka waxbarashada ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo ku heshiiyay iskaashi dhanka waxbarashada ah

February 20, 2019
Madaxweynaha Burundi: Waxaan u baahannahay in dib loo eego ka bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya

Madaxweynaha Burundi: Waxaan u baahannahay in dib loo eego ka bixitaanka ciidamadeenna ee Soomaaliya

February 20, 2019

Qeybaha

  • Caafimaad
  • Caalamka
  • Ciyaaraha
  • Madadaalo
  • Muuqaalo
  • Qormooyin
  • Soomaaliya
  • Tiknolojiyad
  • War Degdeg
  • Xulka
  • Nala Soo Xariir

© 2019 Halbeeg News

  • SOOMAALI
  • ENGLISH
No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Soomaaliya
  • Caalamka
  • Ciyaaro
  • Caafimaad
  • Madadaalo
  • Muuqaallo
  • Tiknolojiyad

© 2019 Halbeeg News

%d bloggers like this: