• SOOMAALI
  • ENGLISH
Wednesday, February 20, 2019
Halbeeg News
  • Bogga Hore
  • Soomaaliya
    Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

    RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

    Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

    Baarlamaanka Kenya oo dib u dhigay safar ay wasiirka arrimaha dibaddu ku imaan lahayd Muqdisho

    QM iyo dowladda Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku daahfuray sanduuqa dhisidda Nabadda

    RW Kheyre oo maanta dhagax-dhigay waddooyin isku xiraya Banaadir iyo labada Shabeelle

    Madaxweyne Farmaajo oo socdaalkiisii ugu horreeyay ugu duulay Burundi

    Dowladda Soomaaliya oo Kenya u sheegtay inaanuu jirin dhul lagu muransanyahay oo la suuq-geeyay

    Qaar ka mid ah wasaaradaha Jubbalaan oo loo dhisay dhismaayaal casri ah

  • Caalamka
    • All
    • Caafimaad
    • Caalamka
    • Ciyaaraha
    • Madadaalo
    • Muuqaalo
    • Qormooyin
    • Soomaaliya
    • Tiknolojiyad
    • War Degdeg
    • Xulka

  • Ciyaaro
  • Caafimaad
  • Madadaalo
  • Muuqaallo
  • Tiknolojiyad
No Result
View All Result

Home Soomaaliya

AMISOM oo qorsheyneysa iney xoreyso dhulka Al-Shabaab heystaan ka hor 2021-ka

December 23, 2018
in Soomaaliya, War Degdeg
0
AMISOM oo qorsheyneysa iney xoreyso dhulka Al-Shabaab heystaan ka hor 2021-ka
1
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO(HALBEEG)-Ciidamada AMISOM ayaa qorsheynaya howlgallo hor leh oo lagu xoreynayo deegaanada ay heystaan ururka al-Shabaab, iyadoo la meel mariyay qorshihii arrintaasi lagu fulin lahaa ka hor inta aaney AMISOM ka bixin Soomaaliya 2021-ka.

Dukumiintigan ayaa la doonayaa in ay ansixiyaan madaxda sare ee ururka Midowga Afrika iyo sidoo kale taliyeyaasha ciidanka ee waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee kala ah; Kenya, Burundi, Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti.

Qorshahan ayaa ogolaanaya in howlgallo wadajir ah ay wada qaadaan ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM si loo xoreeyo deegaanada ku haray gacanta ururka al-Shabaab.

Qorshaha ayaa la filayaa in uu bartamaha sanadka soo socda ka bilowdo gobolka Jubbada Dhexe ee maamulka Jubbaland.

Qeybo badan oo gobolka Jubada dhexe ka tirsan ayaa waxaa gacanta ku haya ururka al-Shabaab.

Qorshahan ayaa ku soo aaday kadib markii dalka Burundi loo soo jeediyay inuu yareeyo tirada ciidamada ka jooga Soomaaliya, kaasoo ah codsi ka yimid Midowga Afrika. Ciidamada Burundi ee Soomaaliya ku sugan ayaa gaaraya, 5,432 askari.

Sanadkii lasoo dhaafay dowladda Burundi ayaa sheegtay in ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya maadaama aan mushaarkooda la bixin muddo 12 bilood ah.

AMISOM waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo gaaraya 22,000 oo askari kuwaa oo loo keenay in ay dowladda ilaaliyaan lana dagaalamaan ururka Al-shabaab.

Post Views: 112

Share this:

  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)

Like this:

Like Loading...

Related

Previous Post

Fatahaado ka dhacay Indoniisiya oo laayay dad fara badan

Next Post

Tiyaatarka oo dib u dhis lagu bilaabay kadib qaraxyadii mataanaha ahaa

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dhismaha iyo dib-u-dayactirka xarunta Tiyaatarka Qaranka

Tiyaatarka oo dib u dhis lagu bilaabay kadib qaraxyadii mataanaha ahaa

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII U DANBEEYAY

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

February 19, 2019
RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

February 19, 2019
Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

February 19, 2019

HALBEEG TWEETS

UGU AKHRIS BADAN

  • Kenya oo lala wadaagay digniino ku aaddan weerarkii hotel Dusit ee Nairobi

    Kenya oo lala wadaagay digniino ku aaddan weerarkii hotel Dusit ee Nairobi

    1 shares
    Share 1 Tweet 0
  • Ilhan Cumar oo raali gelin ka bixisay hadal ay ku soo qortay barteeda Twitter-ka

    2 shares
    Share 2 Tweet 0
  • Madaxweyne Farmaajo oo Garoowe lagu soo dhaweeyay

    2 shares
    Share 2 Tweet 0

Halbeeg News

Halbeeg News

Halbeeg Waa Isha Warar La Hubo oo Ka Yimaada Geeska Afrika Iyo Caalamka.

Follow us

Wararkii U Danbeeyay

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

February 19, 2019
RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

February 19, 2019

Qeybaha

  • Caafimaad
  • Caalamka
  • Ciyaaraha
  • Madadaalo
  • Muuqaalo
  • Qormooyin
  • Soomaaliya
  • Tiknolojiyad
  • War Degdeg
  • Xulka
  • Nala Soo Xariir

© 2019 Halbeeg News

  • SOOMAALI
  • ENGLISH
No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Soomaaliya
  • Caalamka
  • Ciyaaro
  • Caafimaad
  • Madadaalo
  • Muuqaallo
  • Tiknolojiyad

© 2019 Halbeeg News

%d bloggers like this: