• SOOMAALI
  • ENGLISH
Wednesday, February 20, 2019
Halbeeg News
  • Bogga Hore
  • Soomaaliya
    Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

    RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

    Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

    Baarlamaanka Kenya oo dib u dhigay safar ay wasiirka arrimaha dibaddu ku imaan lahayd Muqdisho

    QM iyo dowladda Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku daahfuray sanduuqa dhisidda Nabadda

    RW Kheyre oo maanta dhagax-dhigay waddooyin isku xiraya Banaadir iyo labada Shabeelle

    Madaxweyne Farmaajo oo socdaalkiisii ugu horreeyay ugu duulay Burundi

    Dowladda Soomaaliya oo Kenya u sheegtay inaanuu jirin dhul lagu muransanyahay oo la suuq-geeyay

    Qaar ka mid ah wasaaradaha Jubbalaan oo loo dhisay dhismaayaal casri ah

  • Caalamka
    • All
    • Caafimaad
    • Caalamka
    • Ciyaaraha
    • Madadaalo
    • Muuqaalo
    • Qormooyin
    • Soomaaliya
    • Tiknolojiyad
    • War Degdeg
    • Xulka

  • Ciyaaro
  • Caafimaad
  • Madadaalo
  • Muuqaallo
  • Tiknolojiyad
No Result
View All Result

Home Soomaaliya

Maxkamadda sare ee Kenya: Toddobaadkan ayaan caddeyneynaa cidda Wajeer xukumi doonta

February 12, 2019
in Soomaaliya, War Degdeg, Xulka
0
Maxkamadda sare ee Kenya: Toddobaadkan ayaan caddeyneynaa cidda Wajeer xukumi doonta
2
SHARES
16
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

WAJEER(HALBEEG)-Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa la filayaa in ay xukun kama danbeys ah kasoo saarto
Dacwad hortaallay in muddo ah oo ku saabsan muran ka dhashay cidda ku guuleysatay kursiga guddoomiyaha  Wajeer. Kursiga ayaa waxaa ku muransanaa, Axmed Cabdullaahi iyo Maxamed Cabdi Maxamuud.

Warsaxaafadeed ay soo saartay maxkamaddu ayay ku sheegtay in go’aanka xukunka la soo bandhigi doona maalinka Jimcaha ah ee ay taariikhdu ku beegan tahay 15-ka bisha Febraayo 2019.

Axmed Cabdullaahi ayaa dacwaddan gudbiyay 6-dii bishii Sebteember 2017-kii isaga oo ka soo horjeeda natiijada doorasho ee ka dhacay Wajeer taas oo lagu sheegay in uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Maxamuud.

Maxkamadda ayaa horaantii todobaadkan iska fogeysay eedeyn ay u soo jeediyeen qaar kamid ah waxgaradka Wajeer taas oo la sheegay in ay dib u dhigeyso go’aan ka gaarista dacwadda ku saabsan doorashadii ka dhacday Wajeer ee guddiga doorashadu sheegeen in uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Maxamuud.

12-kii Janaayo ee sanadkii hore ayey Maxkamadda sare go’aan ka gaartay dacwaddan wax ayna xukuntay in uu doorashada ku guuleystay Axmed Cabdullahi Maxamed, balse Maxamuud ayaan ku qancin go’aanka maxkamadda wax uuna qaatay racfaan iyadoo dacwadiisa loo dib dhigay bishii Abriil ee sanadkii la soo dhaafay.

Maxamuud, ayaan sidoo kale ku qancin go’aankii maxkamadda racfaanka wax uuna markale buuxiyay dacwad hor leh ka hor 7-dii bishii May ee sanadkii la soo dhaafay.

Dacwadda ayaana mar kale dib loo dhageystay 21-kii Novembeer ee sanadkii la soo dhaafay ee 2018.

Si kastaba ha ahaatee maxkamadda ayaa hadda looga fadhiyaa iney soo saarto go’aankii kama dambeysta ah, waxayna maxkamadd lafateedu xaqiiisay in ay todobaadkan shaacin doonto natiijada rasmiga ah.

Post Views: 88

Share this:

  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)

Like this:

Like Loading...

Related

Previous Post

AMISOM oo maanta Muqdisho ku soo bandhigeysa qorsheheeda bixitaanka kadib

Next Post

Wasiirrada cusub ee Butlaan oo maanta la dhaariyay

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII U DANBEEYAY

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

February 19, 2019
RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

February 19, 2019
Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

Shirkadda Spectrum oo beenisay eedda Kenya ee ku saabsan khilaafka badda ee Soomaaliya

February 19, 2019

HALBEEG TWEETS

UGU AKHRIS BADAN

  • Kenya oo lala wadaagay digniino ku aaddan weerarkii hotel Dusit ee Nairobi

    Kenya oo lala wadaagay digniino ku aaddan weerarkii hotel Dusit ee Nairobi

    1 shares
    Share 1 Tweet 0
  • Ilhan Cumar oo raali gelin ka bixisay hadal ay ku soo qortay barteeda Twitter-ka

    2 shares
    Share 2 Tweet 0
  • Madaxweyne Farmaajo oo Garoowe lagu soo dhaweeyay

    2 shares
    Share 2 Tweet 0

Halbeeg News

Halbeeg News

Halbeeg Waa Isha Warar La Hubo oo Ka Yimaada Geeska Afrika Iyo Caalamka.

Follow us

Wararkii U Danbeeyay

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirka qaran ee dhab-u-heshiisiinta oo maanta ka furmay Muqdisho

February 19, 2019
RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

RW ku xigeenka Soomaaliya oo Sucuudiga kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi

February 19, 2019

Qeybaha

  • Caafimaad
  • Caalamka
  • Ciyaaraha
  • Madadaalo
  • Muuqaalo
  • Qormooyin
  • Soomaaliya
  • Tiknolojiyad
  • War Degdeg
  • Xulka
  • Nala Soo Xariir

© 2019 Halbeeg News

  • SOOMAALI
  • ENGLISH
No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Soomaaliya
  • Caalamka
  • Ciyaaro
  • Caafimaad
  • Madadaalo
  • Muuqaallo
  • Tiknolojiyad

© 2019 Halbeeg News

%d bloggers like this: