Hindise Sharciyeedka Batroolka
Handise Sharciyeedka waxaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka la keenay 17-kii bishii 9-aad 2017 waxaana akhriskii koowaad uu maray 30-kii bishii 10-aad ee isla sanadkaas, 8-dii bishii May ee 2017 ayay Golaha Shacabku u fariisteen Akhriskii 2-aad ee Hindhise-Sharciyeedkan, isla bishii May 20-keedii ayay Baarlamaanki Akhriskii 3-aad mariyeen isla maalinkaa isla maalinkaa ayayna Golaha Shacabka ansixiyeen sharcigana iyaga oo u gudbiyay Aqalka Sare.
Laba sano kadib 6-dii bishii Janaayo ee sanadkan aynu ku jirno ee 2020 ayay Aqalka Sare ansixiyeen hindise sharciyeedka iyada oo uu ugu danbeyna madaxwnaha Jamhuuriyadda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo saxiixay 8-dii bishii Febraayo ee sanadkan.
Hadaba Lifaaqa Hoose kala dag oo wax ka baro Hidise-Sharciyeedkan muhiimka ah.