Thursday, March 21, 2019

UNSOS JOB VACANCIES

United Nations Support Office in Somalia (UNSOS)

KAALIYAHA MADAXA DOORAHSADA

KAALIYAHA MADAXA DOORASHADA

Booskan waxaa la maalgelinayaa muddo hal sano oo hordhac ah, waxaana suuraggal ah in muddo kordhin lagu sameeyo. Booskan waa mid maxalli ah. Qofka shaqada raadsanayo ayaa mas’uul ka ah dhammaan kharashka ka bixi doona si uu ula wareego shaqadan. Dhammaan dadka soo codsanayaa waxaa si weyn loogu boorrinaya in ay codsigooda ku gudbiyaan habka internet-ka (online)…


SOO DALBO

KAALIYAHA SARKAALKA ASLUUBTA

KAALIYAHA SARKAALKA ASLUUBTA

Booskan waxaa la maalgelinayaa muddo hal sano oo hordhac ah kaliya, waxaana suuraggal ah in muddo kordhin lagu sameeyo. Booskan waa mid maxalli ah. Qofka shaqada raadsanayo ayaa mas’uul ka ah dhammaan kharashka ka bixi doona si uu ula wareego shaqadan. Dhammaan dadka soo codsanayaa waxaa si weyn loogu boorrinaya in ay codsigooda ku gudbiyaan habka internet-ka (online)….


SOO DALBO